Home Wararka caalamka Qurba joogta galmudug oo ka hadashey shir dhawaan lagu soo afjaray bandiiradley...

Qurba joogta galmudug oo ka hadashey shir dhawaan lagu soo afjaray bandiiradley kuna tilmaamay

1

C/naasir cabdi baale oo kamid ah jaaliyada galmudug ayaa siwayn u soo dhaweeyay shirkii lagu soo gaba gabeeyay bandiiradlay islamarkana mid kamid ah beelaha galmudug ay hishiis gaareen..

 

 

Waxa uu sheegay in xiligan Tahay Waqtiga laga Tagilahaa Beel oo loo Gudbi lahaa Maamul guud ısagoo Ku tilmaamay Shirkaasi Hormar Wanaagsan..

 

 

Qurba joogta Galmudug ayaa Dhawaanahan kasoo Muuqan Maamulka Gobolada dhexe ee ku aadan Dhiira galintooda iyo Garab istaaga ay Garab istaaganyihiin..

Hoos ka Dhageyso..

 

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here