Home Wararka caalamka Daawo=gabar soomaaliyeed oo noqotay gabadhii ugu horaysay filamada canada ka sameysa iyo...

Daawo=gabar soomaaliyeed oo noqotay gabadhii ugu horaysay filamada canada ka sameysa iyo filimkaas oo wali,,

0

Khadiija Cali waa Gabadh soomaliyeed oo xiligani caan ka Noqotay dalka Canada waxayna samaysa Filmaanta kana Qeyb gasho iyadoona ka Mid Noqotay gaadhi ugu horaysey Soomaaliyeed Filmanta gashay hadana Wali Xiligani loogu jecel yahay Dhalinta Dalka Canada.

 

 

 

Khadiija Cali Ayaa Ka mid Ah Shaqsiyad Loogu Doortay Dhanka Quruxda Inay ka Mid noqoto film maanta caalamiga waxana waraysi ugu horeyey soomaliyeed siisay tV ga muqaalka Soomalida magaalada Toranto Ee dalka canada waxayna Ka Warantay taarikhdeeda Iyo qaaka Ugu iirtay. Khadiija Cali ayaa inta adan Soomalida canada Xiligani dane aad ugu Arkayana Filmaanta waxana la Sheegay inay ka Mid tahay Shaqsiyada Loo xushay dhanka Quruxda.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here