Home Wararka Maanta Shirkii Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Beesha Caalamka oo soo idlaaday

Shirkii Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Beesha Caalamka oo soo idlaaday

0

Waxaa Soo dhamaaday shirkii Beesha Caalamka ay la qaateen Madaxda Dowlad goboleedyada 5ta ah ee ka socday Airport Hoteel.

Wakiilada Beesha Caalamka, ayaa kulan saacado socday la qaatay Madaxda 5ta Maamul Goboleed iyaga oo ka wada hadlay hanaanka Doorashada Soomaaliya iyo sidii loo guda geli lahaa hirgelinta Doorashada Soomaaliya.

Airport Hoteel, Waxaa isku haray Madaxweynayaasha iyaga oo shir gaar ah uu hadda u socdo.

Shirka oo galay maalintii 3aad ayaa Waxaa Banaanka ka jooga Dowladda Federaalka oo aan qayb ka ahayn iyaga Xilligan, waxaana shirkaan diirada Lagu saaray arimaha Doorashooyinka dalka iyo Siyaasada

Ad
Previous articleWafdi uu Hogaaminayo Madaxa Gargaarka Soomaaliya oo Gaaray Dhuusamareeb (Sawiro)
Next articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daahfuray Talaalka Covid19 (SAWIRO)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here